| Udxiyada
waa xoolaha loo gowraco
ciida darteed maalinta
ciidda ah iyo 3da maalin ee ka dambeysa
cibado ahaana loola jeedo
in ilaahey loogu dhawaado
waxa uuna qur’aankiisa allaah
ku yiri:-
??? ???? ?????
( ??????????? ???????
????? ????? ????
????????? ???????)
Waana sunno aad u muhiim
ah mana wanaagsano
inuu ka tago qof waliba
oo awood u leh,
nabiga suubana kama tagin
inuu udxiyo la baxo mudadii
10ka sano ee uu joogay
magaalada Maadaiina:
sidaa darteed waxa ay
Culimaudiinka yiraahdeen
waxaa xataa u banaan
qofka awooda inuu deyn qaato
iskana bixin kara inuu qaato
si uu udxiyada u baxsado
oo ajarkeeda u dhaafin.
Muslimiintuna waxa ay
ku mideysan yihiin sharci
ahaanta udxiyada,
waxa uuna gowraca udxiyada
biloowdaa salaada
ciidda kadib Sida uu cadeeyay
Nabigasuuban :-
?? ??? ??? ??????
??? ?? ???? ?????
??? ????????
Qofkii goracaa salaada
ka dib udxiyadiisa uu u
ansaxday,
sunnadii muslimiintana wuu
haleelay)
Shuruudaha udxiyada
Udxiyada waa ineysan
afar dhaliilood midoodna
lahaanin Sida uu cadeeyay
Rasuulka sharafta leh ;-
????? ?? ???? ?? ???????
:
??????? ????? ????? ,
???????? ????? ?????
???????? ?????
?????, ????????
???? ?? ????
1- Ineysan ahaan mid Il
la’a si muuqato
2- Ineysan bukin Jiro muuqato
3- Ineysan lug la’aan oo jiisnimo aysan
ka muuqan
4- Ineysan aheyn caato daran oo dhuux la’a
Sidaas darteed dhaliil ka
sii weyn
afartaasna waa ineysan qabin
Waxaa wanaagsan qofka yaqaan
gowraca inuu asaga gacantiisa
ku gowraco sida nabigaba
gacantiisa ugu gowracay
asaga oo magacaabaayo allaah ka dibna
naftiisa iyo ehelkiisa
ama cidda u
wakiilatay -
??? ???? ???? ????,
????? ??? ?? ???? -
qofkii aan gowraca aqoonin
waxaa haboon inuu joogo
meesha lagu gowracaayo
udxiyadiisa hadii u awoodo,
sidoo kale waxaa wanaagsan
inuu qeybka cuno qeybna
u hadiyeeyo Qaraabada &
Dariska, Masaakiintana wax kaga sadaqeeyo
(???????? ???????
???????????? ?????
????? ??????????)
( ???????? ???????
???????????? ?????????? ??????????????)
Waxaa u haboon qofka
baxsanaayo udxiyada
Inuusan jarin Wax ka mid
ah
cidiyadiisa ama timahiisa
marka ay bilato bisha Dul-
xaj,
hadii uu jarana wax kamid
ah
waa inuu illaahey u towbad
keenaa udxiyadiisuna waxba uma dhimeyso,
hadii uu iloobo ama dan
ku kaliftana
waa jari karaa waxaana sidoo
kale ka reeban inuu iibiyo
xubin
kamid ah neefka udxiyada
ah amaba
uu kiro ahaan u siiyo midka
xoolaha gowracaayo.
????? ????? ??? ??? ?????
????
Waxaa si wada jir ah u wada
diyaariyay
Calinuur xoogsade
& Abshir maxamad
|