MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
Tahniyad(Hambalyo
Contact Us

 

More Information

 

 

 



Musdalaxa Xadiiska Sh. Shariif Cabdi Nuur

Minhaajka Usuusha Sh. Shariif Cabdi Nuur

Kitaabul Bukhaari Sh. Shariif Cabdi Nuur

Islaaxul mujtamac sh. Boqolsoon.

Kitaab cusub Tuxfatul-Adfaal "sh. Abdirashiid A.

Naylul Awdhaar "sh. M. Shible

Walayaal Jadwalka Qolka Dacwada Riix Halkaan.

Tafsiirka Quraanka Kariimka

1.Sh.cumar Faaruuq xafidulaah

2.Kitaab Caqiida Safraaniya & Caqiidatu zalaf sh.Maxamed cabdi Ummul.

3.Luuqada Musdhalaxa Sh.Cabdicaziiz Sh.Cismaan

4.Kitaab NaxweSarfi &Kitaab Uzuul Fiqi &Kutubo Kale sh.maxamuud shible

5. Kitaab Adaab Mufrad & Kitaab Cumadti Axkaam Sh.XasaanXuseen

Walaalayaal Wixii Cilad Farsamo Noo Soo Sheeg

6.Axkaamtu Ruqiyah Sh.Cali Xoogsade

Barnaamishka Caruurta Soomaliyeed

 

 

More Information

 

 

 

Dadkii Barakaca Ee Magaalada Muqdisho
Daawo Sawiradii Dadkii Barakacay

Asc wr wb Waxaa Mahad iska leh Allaah S.W.T oo suuragaliyey inaan dadkii tabaleysnaay aan gaarsiino lacago deeq ah oo ay soo direen walaalo soomaliyeed oo kukala nool dunida daafadheeda.

salaamtaa qiimaha badan kadib.
walaal waxaa ilaah mahadii ah in aan fuliyay qeybintii lacagihii lasoo dhiibay tiradeeduna aheyd $950. waxaana aan u qeybiyay sida soo socota:
a- Agoomo gaaraya 12 qoys, waxaana aan siiyay lacag dhan $250.
b- qoysas aad uliita oo jooga Muqdisho waxaan siiyay lacag dhan $100.
c- waxaan soo kormeeray meelaha dadka aay u barakaceen ee ka baxsan magaalada muqdisho,sida:
1-Degmada dharkeynley.
2- km 13(taree disho).
3- Ceelasha biyaha.
4- Xaawo cabdi.
5- Lafoole.
6- Carbiska.
Dhamaantood weyliitaan waana kala daran yihiin waxaana ugu daran carbiska sababtoo ah waxaan biyo ahayn oo lasiiyay majiraan, ayagoo ubadan dadkii markii horeba xamar qaxootiga ku ahaa waxayna ka koobnaayeen 143 qoys waxaana aan u qeybiyay lacag dhan 12600,000. (laba iyo toban milyan iyo lixboqol sh. soomaali,waxaana siiyay qoyskiiba 80,000. sh. som.waxayna noqotay 11440000. sh.so.waxaana soo haray 1160,000.(milyan boqol iyo lixdan kun.intaasi soo hartayna waxay noqotay qarashaadkiibaabuurkii iyo qaadidii lacagta.
M ideeda kale dadku aad ayay u mahad celinayeen waana duceynayeen walaalaha lacagtaas usoo direen oo usoo marsiiyeen webka alixzaan.com.
Magacyada Lacagahaas bixiyeen waasidaan.

1-Sahro cismaan

2-Cabdiladhiif Aadan

3-Samiiro Xaaji

4-Amran cabdulaahi

5-Xaawa luul maxamed

6-Wasiilah

7-kiin jamac garasow

8- Ayan bashir xabib

9- Amino salax

10-Barwaqo max,ed cali

11-Mursal maxamed

12-Sahro (sacdiyo)cabdi

Allaah Waxaan uga baryeeynaynaa in miizaankooda xasanaadka allaah usaaro halkaasna kasii wadaan camalkaan kheyriyaatka inshlaah.Waxaan leenahay walaalihii howshaas qabtey in iyaga ka ajr siiyo iyo intakale ee web siteyada sii galin doonaan.

Waa Sh.Maxamed oo lacagtii hortaala oo diyaar u ah in uu gaarsiiyo dadkii barakacay ee jooga magaalada banaankeed

 

Waxa hortiina ka muuqda Sh.Maxamed oo lacagiihii xawilaada kasoo qaadey una wada dadkii u dhibaateysanaay lacagta

.

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Km13(Tareedisho)magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Dharkeenleey magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Km13(Tareedisho)magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Km13(Tareedisho)magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Km13(Tareedisho)magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Qaybta 2"aad Sawiro Dadkii Barakacay

Dadkii u barakacay ceelasha biyaha oo lacagihii la gaarsiiyo

 

Hooyo caruurtii u labarakacdey ceelasha biyaha

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Carbiska magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiiyey lacag Deeq ah dadkii joogay Carbiska magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiyey lacagta Deeq ah dadkii joogay Xaawa Cabdi magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan Waxay gaarsiyey lacagta Deeq ah dadkii joogay Xaawa Cabdi magaalad muqdisho duleedkeeda

 

Hayada Alixzaan oo deeq lacag gaarsiiyeydadkii joogay Lafoole

 

Waxaa la gaarsiyey lacagta dadkii joogay Lafoole

Waa Sh.Maxamed muuse oodadkii gaarsiyey lacagaha

 

Asc wr wb waa Mashruucii Dadkii Ka Barakacay Magaalada Muqdisho oo Ugu Qayb Qaadanayno In Dadka Walaalaheen Ee Daadsan Inta U Dhaxaysa Magaalada Muqdisho Ilaa Shabeelaha Hoose.

>Hadafkeena 1""aad waa in allaah aan ku raali gelino wuxuu rabi raali kayahay oo u horeysa in qofka walaalka muslinka dhibaateysan aad caawiso .

>Inaan Allaah naweydiinin maalinta qiyaamaha nala oran waad arkeyseen in xabashi qabsatey soomaliya dadkii reer muqdishana lagumaadayo oo ay jirin caalamka wax kahadley ama yiri maxaa loo leeyn ilaa intii ilaahay qalbigooda iimaan galiyey iyo soomalinimo mooyee intii kale waxay noqdeen Gumaysi kalkaal oo waxaad arkeysa inaan ku raali noqonay nolosha aduunyada { Allaah wuxuu leeyahay Ma aduunyaadraali ku noqoteen oo jihaadkaad katagteen markaas allaah cadowgiina madax idinka saarey ilaa aan allaah uga laabano duli nalagama kor qaadaayo.}

>Mashruucaan wuxuu kabixi doonaa qolalka diiniga ee paltalk si walaalaha reer muqdishu iyo gobolada kale ee wadanka soomaliya aan ugu qabano intii karaankeena ama awoodeena ah mashruucan waan wadi doona inshalaah intii xabashi soomaliya laga saaro oo soomali noqoto wadan xor oo madaxbanaan.

>Waxaan saas uleenahay waa dhibka maanta soomaliya ka jira ma "ahan wax indhaha laga qabsankaro Qaasatan magalada muqdisho waxaana kacodsanaynaa walaalkasto oosoomalinimo iyo iimaan ku jiro inuu nagu taageero tusaale ahaan hadey 10$ ama 20$ ama 100$ Noqon lahayd bixi wixii karaanka oo diintaada iyo dalkaada aad ku difaacayso aduunyo iyo aakhiro aad liibaantid lacagtaan waxaan ku caawinaynaa dadka soomaliyeed ee labarakiciyey

  • Guryo haysan
  • Cunto iyo Biyo haysan
  • Geedaha hoostooda jiifaa
  • Huunyada dadka ay kucunayso ceelashabiyaha ee duleedka muqdisho
  • Hooyo aan caruurteeda naas ay nuujisa lahayn gaajo darteed
  • Curyaamin oo lugaha go""an
  • Dadka waayeelada i.w.m

Waxaana lagu Hagaajin Wixii Tabarucaad Sh.Maxamed Muuse oo Jooga Muqdisha

Tel - 002521 5563434

Fadlan Feedback Noogu soo samee

Email: Tabarucaad@Gmail.com

Barnaamishkii Dadka Barakacay Qaybtii 1"aad Nagala Soo Qaybgaley Fadiilatu Sh.Cumar Faaruuq Xafidulaah.

Ogeysiis: Barnaamishkii Dadka Barkacay Qaybtiisa 2""aad Wuxuu dhici doonaa Maalinta Jimcaha 30 Maarso 2008 Saacada markey Tahay 19:00uk Waxaana Nagal Soo Qayb Gali Doona Sh.Cumar faaruuq &Sh Cabdigani & Sh.Cali Nuur Xoogsade iyo Sh.Cabdi Nuur & Culimo kale inshalaah Waa barnaamishkii Tabarucaad Ee Bilaha ahaay

 

 

 

 

Tabarucaadkii Gaariga Agoonta July2007 ilaa Nov2007/1daRajab1428H/ Dilhij1428H

wixii Faafaahin waxaan kala xiriiri kartaan

Mudiirka :Farxaan Xaaji Tel=0025215524858

Email:Tabarucaad@Gmail.com

ama Maamulka Alixzaan

Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

More Information

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright 2008 Designed Somalicomputer.com