MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
Tahniyad(Hambalyo
Contact Us

 

More Information

 

 

 



Musdalaxa Xadiiska Sh. Shariif Cabdi Nuur

Minhaajka Usuusha Sh. Shariif Cabdi Nuur

Kitaabul Bukhaari Sh. Shariif Cabdi Nuur

Islaaxul mujtamac sh. Boqolsoon.

Kitaab cusub Tuxfatul-Adfaal "sh. Abdirashiid A.

Naylul Awdhaar "sh. M. Shible

Walayaal Jadwalka Qolka Dacwada Riix Halkaan.

Tafsiirka Quraanka Kariimka

1.Sh.cumar Faaruuq xafidulaah

2.Kitaab Caqiida Safraaniya & Caqiidatu zalaf sh.Maxamed cabdi Ummul.

3.Luuqada Musdhalaxa Sh.Cabdicaziiz Sh.Cismaan

4.Kitaab NaxweSarfi &Kitaab Uzuul Fiqi &Kutubo Kale sh.maxamuud shible

5. Kitaab Adaab Mufrad & Kitaab Cumadti Axkaam Sh.XasaanXuseen

Walaalayaal Wixii Cilad Farsamo Noo Soo Sheeg

6.Axkaamtu Ruqiyah Sh.Cali Xoogsade

Barnaamishka Caruurta Soomaliyeed

 

 

More Information

 

 

 

Fatwooyinka Culimada Kala Duwan
Su"aalo & JawaaboSh.Maxamuud Shible
1

Muqadamada(Furitaanka Su"aalaha&Jawaabaha Sh.M.ShibleDhageyso

2
Dad Walaalo Mudo 3 sano?Wada hadlin Fadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
3
Ma banaantahay Xoolo aan lahayn Inaan Deen Ka baxshoogolaansho La"aan Sh.M.Shible Dhageyso
4

Su"aal Waxaan Ogahay Kheybiyaadka Mustaqbalak Waxa Dhici Doono? Sh.M.Shiblel Dhageyso

5
Zalaada Casar Ka Dib Sunooyin Matukan Karaa ? Fadiilatu Sh.M.ShibleDhageyso
6
Qof Dhintey Malaga Soomi Karaa SoonSunnah ama WaajibFadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
7
Lacag Shaqo Iyo Lacag Cayr Isku Qaadanaa Xajka Maka Aadi karnaa? Fadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
8
Ma Salaami Karaa(Gacan Ma Ku Salaami Karaa ) Qof Dumar Fadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
9
Qof Sameeyey Camal Qowmuluud Xukunkuusa Muxuu noqonayaa ?Mana Toobadkeenikaraa Fadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
10
Imtixaan (Iskoolwiido,Laysanka) Qof Kale Ma u Gali Karaa? Fadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
11
Axzaan QofkiiKuSamaeeya ma in JazklahaukheyranLayiraahdoFadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso
12
Lacagta (Qaxootiga Yurub) CayrtaLasiiyo & Lacaga Shaqo Maisku Qaadan karaa Fadiilatu Sh.M.Shible Dhageyso

 

 

Sh.Cabdulcaziiz Ibnu Baaz
1
2
3
4
5
6
7
8

 

Fataawada Dr. Cumar iimaan Xafidulaah

 

Sh.MaxamednIbnu Cutheymiin
1
2
3
4
5
6

 

Walaalaha waxaan ku ogaysiinaynaa halkaan inaan tabarucaadka kheyriyaadka uu kaqayb qaato shabakadan alixzaan .

Yoolkeena(Hadafkeena) Waa inaan Allaah sunxaana watcaalaa raali gelino iyo inaan dadka soomaliyeed ee muslimiinta ah in wixii awoodeena aan caawino oo aan isku xirno shacabka soomaliyeed & dadka qurabaha ku nool.

Caawinaadaas waxay noqon kartaa mid

>Maal dhaqaale inaan bixino

>Inaan Ra"yi ku taageerno walaaladeena muslimiinta ee wadankii joogaan.

>Waxkastoo diinta wax loogu qabanaayo.

>Wacyi gelin ( Baraarujin)

>Kheeyriyaadkaan kaqayb qaadano lama soo koobi karo laakiin waa sidaan.

1-Caawinta caruurta agoonta wadankii kusugan meeshay doonaan soomaliya haka joogaan.

2-Zakaatul fitriga in loodiro wadankii soomaliya {dhaaqaalaha aybixiyaan dadka qurbaha kunool} si aylabada dhinacba ajar uga helaan

3-Afurinta dadka sooman aan heli karin waxay ku afuraan.

4-Qalabaynta masaajida ubaahan dacayactir {tusaale: kitaabo,Sajaayado(carpet) ,Tuubooyin(Qasabad),Matooro i.w.m

5- Dhaqaale kubixin ladagaalanka lagula jira in itoobiya lagana xoreeya wadankii soomaliya gabi ahaantiisa.

6-Wax kaqabashada Madaarista islaamiga iyo kuwo kale badan oo aan halkaan kusoo koobi karin.

7-Kafaala qaadid(Korsasho) caruurta agoon ah oo aan aabe iyo hooyo haysan adigoo qiimo jaban ku korin kara ilmahaas yar ee soomaliga ah.

8-Udxiyada:Waa in bisha dulxij xoolo lagoowraco Alle dartiis oo loo diro wadankii soomaliya maadama dadka aad u tabaaleysan ay joogaan wadankii. Tusaale:Anagoo wadaagi karna (Share) Hal neef oo lo""a ah{ Qiimaha waa neefkii ari 45$ ,Neefkii lo""a waa 165$}

Fadlan walaalkii ama walaashii (aabihii ama hooyadii )doonaysa in ay ka qayb qaadato waxaad lasoo xiriiri kartaa .

Email:Tabarucaad@Gmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

More Information

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright2007 Designed Somalicomputer.com