MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
Tahniyad(Hambalyo
Contact Us

 

More Information

 

 

 



Musdalaxa Xadiiska Sh. Shariif Cabdi Nuur

Minhaajka Usuusha Sh. Shariif Cabdi Nuur

Kitaabul Bukhaari Sh. Shariif Cabdi Nuur

Islaaxul mujtamac sh. Boqolsoon.

Kitaab cusub Tuxfatul-Adfaal "sh. Abdirashiid A.

Naylul Awdhaar "sh. M. Shible

Walayaal Jadwalka Qolka Dacwada Riix Halkaan.

Tafsiirka Quraanka Kariimka

1.Sh.cumar Faaruuq xafidulaah

2.Kitaab Caqiida Safraaniya & Caqiidatu zalaf sh.Maxamed cabdi Ummul.

3.Luuqada Musdhalaxa Sh.Cabdicaziiz Sh.Cismaan

4.Kitaab NaxweSarfi &Kitaab Uzuul Fiqi &Kutubo Kale sh.maxamuud shible

5. Kitaab Adaab Mufrad & Kitaab Cumadti Axkaam Sh.XasaanXuseen

Walaalayaal Wixii Cilad Farsamo Noo Soo Sheeg

6.Axkaamtu Ruqiyah Sh.Cali Xoogsade

Barnaamishka Caruurta Soomaliyeed

 

 

More Information

 

 

 

Hamablyo(Tahniyada) - Alixsaan

 

Waxaa Halkaan Farxad Inoo Ah Inaan U Tahniyeeyno Walaasheen Xafsacabdikariim & Zowjeeda(Ninkeeda) Cabdulkhaadir c/laahi Waxaan Ugu Hambalyeeynaynaa Marka Hore Ducadii Rasuulkeena S.c.w oo ah {Baarakalahu Lakumaa Wabaaraka Caleykuma Wajama Baynakum kheyr}

.Hambalyadaaskadib Waxaan Leenahay Guurkiina allaah Haka Dhigo Kii Lagu waaro oo Awlaad Saalix Dhexdiina Dhiga ama Awlaad Wanaagsan Allaha idin Siiyo oo Diinta iyo Dalka Soomaliyeed Anfacan.

"Aamiin -- Aamiin Yaa Allaah".

Waxaan Hambalyadaas Diraayaan Walaalaha Qolka Dacwada Diinta islamka @ All admin Waxaanu Leenahay Arooskiina Alaaha Haka Dhigo Mid Lagu Waaro oo Lagu Nagaado Aamiin.

Arooska Wuxuu Ka Dhacay Wadanka Holand 1Jan2008 oo Waafaqsan23Dulxaj 1428H

Waxaa Kale Oo Tahniyada Si Qaas Ugu Dirayaan Xafsacabdikariim &Cabdulkhaadir c/laahi Anagoo Ah Bahda Alixzaan.Com.

Tahniyad@Alixzaan.com

Hamablyo ---> Hamablyo.

Waxaa halkaan farxad inoo ah inaad u tahniyeeyno walaasheen hani (raxiima laki) & Seygeeda(Zowjkeeda) Mursal axmed ugu hambalyeeynaynaa marka hore ducadii rasuulkeena s.c.w oo ah baarakalahu lakuma wabaaraka caleykuma wajama baynakum kheyr} .Hambalyadaaskadib waxaan leenahay guurkiina allaah haka dhigo kii lagu waaro oo awlaad saalix dhexdiina dhiga ama awlaad wanaagsan allaha idin siiyo oo diinta iyo dalka soomaliyeed anfacan

Aamiin -- Aamiin yaarabi.

Waxaa hambalyadaas katimid walaalaha Qolka dacwada diinta islamka @ All admin waxaana leenahay qaasatan walaasheena raxiima allaha kaaga dhiga zowkaada zowjjwanaagsan mursal axmed.

Farxadna ku ciida kuna aroosa mursal& raxiima.

 

Tahniyad@Alixzaan.com

Walaasheen Hani(Raximalaki) & Mursal axmed
Muxaadarooyin Xuquul Zoowjeen

Sh. Muumin

 

 

Hamablyo ---> Hamablyo.

Waxay bahda duruus wamusaabaqo All@admin waxay hambalyo udiraayaan Walaaalaheena magacyadooda aan hoos ku xusney .

> Hambalyo Walaasheen Umu Mucaad oo wiil ugu dhashay Uk waxaanu leenahay wiilkaas Soo barbaar allah hakadhigo mid waalidkiis anfaca oo wax tara waalidkiis iyo diintiisa & dalkiisa allaahuma.

<< -- aamiin.- >>Aaamiin >> Janaury 2008

> Hambalyo Walaasheen mulki oo wiil ugu dhashay wadanka canada waxaanu leenahay wiilkaas allah kadhigo mid waalidkiis anfaca oo wax tara waalidkiis iyo diintiisa & dalkiisa allahu aamiin.

>Hambalyo Walaasheen hafido oo gabar ugu dhalatey wadanka holand allaha kadhigo gabartaas mid lagu nasto oo anfacda waalidkeed dhalay una asxaan fasha allahka dhiga gabartaas mid diinteena & dalkeena &dadka soomaliyeed wax tarta Aamiin.

>Hambalyo Walaasheen umu cabdiraxmana waxaa dhowaan ugu dhalatey gabar allaha kadhigo gabartaas (Waladu saalix)oo anfacda waalidkeed iyo diinteeda waxaanu leenahay soo bar baar bintucabdiraxmaan

Aaamiin.

Muxaadaro (Caqiiqada)Sh.Cabdulbaasid

 

Tahniyad@Alixzaan.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

More Information

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright2008 Designed Somalicomputer.com