MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
TahniyadHambaly
Contact Us

 

More Information

 



Musdalaxa Xadiiska Sh. Shariif Cabdi Nuur

Minhaajka Usuusha Sh. Shariif Cabdi Nuur

Kitaabul Bukhaari Sh. Shariif Cabdi Nuur

Islaaxul mujtamac sh. Boqolsoon.

Kitaab cusub Tuxfatul-Adfaal "sh. Abdirashiid A.

Naylul Awdhaar "sh. M. Shible

Walayaal Jadwalka Qolka Dacwada Riix Halkaan.

Tafsiirka Quraanka Kariimka

1.Sh.cumar Faaruuq xafidulaah

2.Kitaab Caqiida Safraaniya & Caqiidatu zalaf sh.Maxamed cabdi Ummul.

3.Luuqada Musdhalaxa Sh.Cabdicaziiz Sh.Cismaan

4.Kitaab NaxweSarfi &Kitaab Uzuul Fiqi &Kutubo Kale sh.maxamuud shible

5. Kitaab Adaab Mufrad & Kitaab Cumadti Axkaam Sh.XasaanXuseen

Walaalayaal Wixii Cilad Farsamo Noo Soo Sheeg

6.Axkaamtu Ruqiyah Sh.Cali Xoogsade

Barnaamishka Caruurta Soomaliyeed

 

More Information
RiyaaduSaalixiin Afcarabi

 

 

Kitaab Bukhaari Afcarabi

 




Su"aalo iyo Jawaabo
Barashada jet audio& Real Encoder
Isticmaalka Jet Audiyaha

Figure1

 

Barashada Real Audiyo Riixhalkaan

Sawirkaan halakaan kaaga muuqda

waa sawirka jet audiyaha waa marka aad

Halkaanka Dhageyso

1-Soodejiso(downloadgareyso) kana soo

deji Halkaan

>www.Somalicomputer.com/Download

ama www.Download.com

Figure1

Waa Meesha ku qorantahay

record ayaa

riixaysaa waxa kuu furmi

doonta daaqada hooskaaga

muuqata sawirkeeda

Halkaanka Dhageyso

Figure3

Daaqadaan waa daaqada

kusoo baxaysa markii la riixo(click)

aad siiso Recording

Figure 4

Waxaa ku qoran source waxay

u qaysantaasidan ookala ah

source:------------->Souncard

(cod soo saaraha)

source--------------> Stereo Mix

(halkaas waa saxdaa hadiikale pc

waxbo kuuduubimaayo

waxay kuxirantahay nooca cod

soosaarahaaga Source waa

inta sawirka kaag muuqata.

Halkaanka Dhageyso

Figure5

Waxaad riixaysa marakaad wax

duubayso kadib waxaa

kuushaqayn doonta Pause kadib

markaad pauze riixdo waxaa

kusoo bixi doonta Stop

Figure 6

Waa meesha aad ku qoreyso

Shiikha magaciisa ama

cinwaanka aad u bixin lahay

cajalada ama casharka Filename

(faylka magaciisa).

Barashada Real Audiyo Riixhalkaan

 

Figure7

Folder: waa galka aad dhiganayso

casharada aad duubtey sida caadiga

waxa ladhigaa microsoft product

My document halkaas u raadso

Figure8

Encoder:Waa meesha laga bedbedlo

nooca aad rabto inaad kadhigto

waxad duubeyso sida waxaad kadhigi

kartaa Realmedia,WindowsmediaAudio7,

WindowsmediaAudio9

 

Barashada Real Audiyo Riixhalkaan

Figure9

Waa marakaad duubista bilowdo

waxaa socsocanayaa recording Volume

calamad cagaaran ayaa boodboodeysa

sidaas ayaad kugarankarta inuu

waxduubayo laakiin waxaa qasab

ah in pc ama mic cod kasooo gaaro.

Figure10

Kan waa halka codka aan ka dheerayn

kartid oohadaad kor geeyso wuudheeryahay

hadii aad hoos keentana wuu gaabsanyahay.

Halkaanka Dhageyso

Figure11

Waxaa kaaga muuqda waa halka sida

recordka caadiga loodaro dhanaca bixid

dhaafin(gudbin) ,Stop,Play,pauze ,

Brows(daahfure,karaadi) iyo halka

kore cajalada bilowgiisa iyo

dhamaadkiisa i.w.m

Wixii Faahfaahinkala xiriir

Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

 

 

 

 

Soo dejiso(Download)

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 
 

 

 

 

More Information

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright2007 Designed Somalicomputer.com