MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
Tahniyad(Hambalyo
Contact Us

 

More Information

 

 

 



Musdalaxa Xadiiska Sh. Shariif Cabdi Nuur

Minhaajka Usuusha Sh. Shariif Cabdi Nuur

Kitaabul Bukhaari Sh. Shariif Cabdi Nuur

Islaaxul mujtamac sh. Boqolsoon.

Kitaab cusub Tuxfatul-Adfaal "sh. Abdirashiid A.

Naylul Awdhaar "sh. M. Shible

Walayaal Jadwalka Qolka Dacwada Riix Halkaan.

Tafsiirka Quraanka Kariimka

1.Sh.cumar Faaruuq xafidulaah

2.Kitaab Caqiida Safraaniya & Caqiidatu zalaf sh.Maxamed cabdi Ummul.

3.Luuqada Musdhalaxa Sh.Cabdicaziiz Sh.Cismaan

4.Kitaab NaxweSarfi &Kitaab Uzuul Fiqi &Kutubo Kale sh.maxamuud shible

5. Kitaab Adaab Mufrad & Kitaab Cumadti Axkaam Sh.XasaanXuseen

Walaalayaal Wixii Cilad Farsamo Noo Soo Sheeg

6.Axkaamtu Ruqiyah Sh.Cali Xoogsade

Barnaamishka Caruurta Soomaliyeed

 

 

More Information

 

 

 

Caruurta Agoonta -Alixzaan

Sidee ayaa lagu Kafaali Qaadi karaa Caruurta?

>Caruurta Waxaa lagu kafaali (masuul looga noqon karaa)qaadi karaa Qiimo dhan 40$ bishii Caruurtana Waxay isugu Jiraan Wiilal iyo Gabdho da"doona Waxay udhaxayasaa( 5Sano Ilaa 12sanojir).Waxaana lacag loobixinkaraa bilkasta (3bilmar) iyo Sanadba waxaa intaas dheer in ilamaha aad kafaale qaadey iyo adiga aan laidin dhaxayn doonin oo toos aad ula xiriri karto markasta inshalaah.

>Caruur qaar labadooda waalid manoola(Weydhintee) qaarkoodna hal waalid ayaa u joogaa wax dhaqaalana mahaystaan.

>Caruurta qaar waalidiinkood waxay kushahiideen (Kudhinteen)dagaalkii itoobiyaanka wadanka ku qabsadeen caruurtaas waxay gaareeysa tiradooda 13 Caruur ah ooweli wax masuuliyadooda qaaday ma jiro Fadlan hadii aad doonayso inaad caruur kafaalo qaado nala sooxiriir.

>Afeef anaga manihin dowlad ama reer kaliya laakin waxaan nahay dhalinyaro soomaliyeed oo jecel horumarka wadankeena iyo dadakeena iyo diinteena waxaana diyaar unahay qofkastoo soomaliyeed caqliga saliimka wata inaan kaqayb galino oo uu nalaga shaqeeyo wixii wanaag ah ee ummada loo wada qabanaayo.

Waalidiinta Caruurta Qaar kafaale Qaadeen

No
Magaca Caruurta
Tirada Caruurta

wixii Faafaahin waxaan kala xiriiri kartaan

Maamulaha Markaska Farxaan Xaaji Tel=0025215524858

Webmaster@Alixzaan.com

 

Sh.Cabdulcaziiz Ibnu Baaz
1
2
3
4
5
6
7
8

 

Fataawada Dr. Cumar iimaan Xafidulaah

 

Sh.MaxamednIbnu Cutheymiin
1
2
3
4
5
6

 

Walaalaha waxaan ku ogaysiinaynaa halkaan inaan tabarucaadka kheyriyaadka uu kaqayb qaato shabakadan alixzaan .

Yoolkeena(Hadafkeena) Waa inaan Allaah sunxaana watcaalaa raali gelino iyo inaan dadka soomaliyeed ee muslimiinta ah in wixii awoodeena aan caawino oo aan isku xirno shacabka soomaliyeed & dadka qurabaha ku nool.

Caawinaadaas waxay noqon kartaa mid

>Maal dhaqaale inaan bixino

>Inaan Ra"yi ku taageerno walaaladeena muslimiinta ee wadankii joogaan.

>Waxkastoo diinta wax loogu qabanaayo.

>Wacyi gelin ( Baraarujin)

>Kheeyriyaadkaan kaqayb qaadano lama soo koobi karo laakiin waa sidaan.

1-Caawinta caruurta agoonta wadankii kusugan meeshay doonaan soomaliya haka joogaan.

2-Zakaatul fitriga in loodiro wadankii soomaliya {dhaaqaalaha aybixiyaan dadka qurbaha kunool} si aylabada dhinacba ajar uga helaan

3-Afurinta dadka sooman aan heli karin waxay ku afuraan.

4-Qalabaynta masaajida ubaahan dacayactir {tusaale: kitaabo,Sajaayado(carpet) ,Tuubooyin(Qasabad),Matooro i.w.m

5- Dhaqaale kubixin ladagaalanka lagula jira in itoobiya lagana xoreeya wadankii soomaliya gabi ahaantiisa.

6-Wax kaqabashada Madaarista islaamiga iyo kuwo kale badan oo aan halkaan kusoo koobi karin.

7-Kafaala qaadid(Korsasho) caruurta agoon ah oo aan aabe iyo hooyo haysan adigoo qiimo jaban ku korin kara ilmahaas yar ee soomaliga ah.

8-Udxiyada:Waa in bisha dulxij xoolo lagoowraco Alle dartiis oo loo diro wadankii soomaliya maadama dadka aad u tabaaleysan ay joogaan wadankii. Tusaale:Anagoo wadaagi karna (Share) Hal neef oo lo""a ah{ Qiimaha waa neefkii ari 45$ ,Neefkii lo""a waa 165$}

Fadlan walaalkii ama walaashii (aabihii ama hooyadii )doonaysa in ay ka qayb qaadato waxaad lasoo xiriiri kartaa .

Email:Tabarucaad@Gmail.com

 

 

 

 

Udxiyada Sanadkaan 1428h/Dec 2007

Asc wrwb waxaa mahad leh allaah swt nawaafiyey inaan udxiyada sanadkaan u dirno magaalada muqdisho oo aan haysan hooy iyo meelay roobka kagalaan taasoo u dheertahay cunto la"aan iyo biyo la""aan.

Waxaan uga mahadcelinaynaa walaalihii kaqayb qaatey ilaahayna waxaan uga baryeeynaa in ajarbadan alaah kasiiyo.Waxaana leenahay markasta waaloobahan yahay in shacabka soomaliyeed dhibka kujira in lagarab istaago .

Walaalaha barakayna in ilaahay cadowgooda kaqabto oo nabadgelyo allaha siiyo.

Waxaana howshaas noo wadey shuceyb maxamed oo jooga muqdisho.

Tel- 0025215836185 ama kala xiriir

Email:Tabarucaad@Gmail.com

Ama wixii faahfaahin dheeraad

Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

Muxaadarooyin - Sh.M.Shible
No
Muxaadaro
Shiikha
Dhageyso
1
Xajka
Sh.Shible
2
izraamicraah
Sh.Shible
3
Zabilanajaat
Sh.Shible
4
Labadaisqab
Sh.Shible

 

 

 

Soo dejiso(Download)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

More Information

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Webmaster@Alixzaan.com