MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
TahniyadHambaly
Contact Us

 

More Information

 

 

More Information
RiyaaduSaalixiin Afcarabi

 

 

 

Kitaab Bukhaari Afcarabi

 




Su"aalo iyo Jawaabo

 

Fiiro Gaar ah - -Alixzaan
Walaalaha Dhamaan Waxaan Ogeysiinaynaa Duruusta Ku Jirta Web iyo Muxaadarooyin Lagama Ganacsankaro(Business) Waad Ka Faa""ideysankarta kaliya WebSitena Lama Gelinkaro Wixii Faahfaahin Kala Xiriir
Webmaster@Alixzaan.com
Musaabaqooyin- Alixzaan
Musaabaqo Tafsiirka Quraanka

 

1-Quraanka kariimka imisa Suuradoodka kooban yahay?

A) Wuxuu ka kooban yahay 86 aayadood?

B) Wuxuu ka kooban yahay 114Suuradood?

C)Wuxuu ka kooban yahay 24Suuradood?

D) Midna

2-Quraanka imisa Suuradooda ayaa makka kusoo degtey?

A)Waxaa ku soo degtey 114 Suuradood?

B)Waxaa ku soo degtey 26 suuradood?

C)Waxaa ku soo degtey 86?

D) B iyo C Ayaa sax ah

3-Waxaad sheegtaa Kitaabka Tafsiirul Cadiim yaa iska Leh?

A) Waxaa iska leh xaafid iBnu xajar

B)Waxaa iska leh ibnu Jariiru Dhabari

C)Waxaa iska leh Maxamed ibnu Cali

D)Waxaa iska leh Xaafid Ibnu Kathiir

4-Waxaad sheegtaa Aayada Quraanka Kariimka ugu dheer suuradee ayeey Kujirtaa ?

A) Waxaa Ku jirtaa Suuratul Alcimraan.

B)Waxaa ku jirtaa Suuratu Alxzaab

C) Waxaa Ku jirtaa Suuratu Albaqaraha

D)Waxaa Ku jirtaa Suuratu Al Nisaa

5- Waxaad sheegtaa Suurada Quraanka ugu Weyn?

A)Waa Suuratul Kursiyah

B)Waa Suuratul Yaasiin

C)Waa Suuratul Baqarah

D)Waa Suuratul Alfaatixa

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

More Information

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright2007 Designed Somalicomputer.com