MusaabaqoAfsom
NadwoCulimo
JadwalkaQolka
TarbiyadaCarurta
MarkaskaAlhudda
Manhajkeena
Fataawoyinka
Maqaalooyin
Tabarucaadka
Tahniyad(Hambalyo
Contact Us

 

More Information

 

 

 



Musdalaxa Xadiiska Sh. Shariif Cabdi Nuur

Minhaajka Usuusha Sh. Shariif Cabdi Nuur

Kitaabul Bukhaari Sh. Shariif Cabdi Nuur

Islaaxul mujtamac sh. Boqolsoon.

Kitaab cusub Tuxfatul-Adfaal "sh. Abdirashiid A.

Naylul Awdhaar "sh. M. Shible

Walayaal Jadwalka Qolka Dacwada Riix Halkaan.

Tafsiirka Quraanka Kariimka

1.Sh.cumar Faaruuq xafidulaah

2.Kitaab Caqiida Safraaniya & Caqiidatu zalaf sh.Maxamed cabdi Ummul.

3.Luuqada Musdhalaxa Sh.Cabdicaziiz Sh.Cismaan

4.Kitaab NaxweSarfi &Kitaab Uzuul Fiqi &Kutubo Kale sh.maxamuud shible

5. Kitaab Adaab Mufrad & Kitaab Cumadti Axkaam Sh.XasaanXuseen

Walaalayaal Wixii Cilad Farsamo Noo Soo Sheeg

6.Axkaamtu Ruqiyah Sh.Cali Xoogsade

Barnaamishka Caruurta Soomaliyeed

 

 

More Information

 

 

 

Markaska Khaalid Bin Waliid (Kismaayo)

 

Sh.Shible
Sh.ummul
Sh.Cadaani

 

Warbixin: Dugsigaan Waagiisa hore waxaa laoranjirey Jamaal cabdinaasir wuxuu ahaan jirey dugsi sare iyo dhexe iyo hoose sanadkii 1980/1981 ayaa magaca jamaal cabdi naasirlaga bedelay waxaa loo bixiyey Dugsiga khaalid bin waliid Marka weli magacii ayuu wataa Hadan Waxaa loogu siimagac darey alhudda.

Adeyda Lagu Haayo:

waxaan walaalaha ogaysiinaynaa in dugsigaan Khaalidbinwaliid ee ku yaalo Magaalada kismaayo Waxaa lagu haayaa caruur tiradooda ah 520 caruur.

Caruurta waxay isu jiraan caruur aabayaashooda ku geeriyoodeen dagaaladii sokeeye iyo kuwo waalidkooda iskood u dhintey oo tii Rabi ay u timid caruurta lagu haayo waacaruur agoomo iyo rajo(Hooyadood dhimatey) iyo caruur waalidkood wax dhaqaalo haysanin.

Waxbarashada Caruurta:

Waxaa labaraa caruurta Cilmiga Diiniga iyo Cilmiga Maadiga ah sida:

> Quraanka kariimka

>Axaadiista Rasuulka Iyo Siirad Nabiga S.C.W

>Maadiga .xisaabta , luuqada carabiga,somaliga, sayniska i.wm

Caruurtaas aan soo xusney waxaa isu xilqaameen macalimiin awoodooda ay iska yartahay Markii wadanka Xabashi(itoobiya Qabsateyna) dhaqaalihi ay maxaakimu islaamiyah ka helijireen wuu istaagay oo Banaan Cidla ah Ayeey Kusoo Dhaceen .

Walaalaha soomaliyeed ee arka Ama Maqaalkaan Akhrista Waxaan ka codsanaynaa inuu caruurtaan caawiyo wax alle wuxuu u awoodo

{Rasuulkeena Suubanay S.C.W .Wuxuu yiri Qofkii Agoonta kafaalo Qaado(Waxsiiya) Aniga iyo Isaga Jannada Waan Usimanahay}

Walaalaheena soomaliyeed Rag iyo Dumarba Waxaan Uga baahanahay in Wixii Ilaahay Maal siiyey Maalkooda Wax Ka Bixiyaan.

Magalooyinka uu Mashruucan kasocdo Waa Magaalada KismaayoWaxaana rajaynaynaa inaan maqal iyo muqaal kasoo qaadi doono inshl.

Wareysigii Farxaan Xaaji halkan kadhageyso Halkan Riix

Waxaa Halkaan idinkugu Soo Gudbinayanaa Sawirada Caruurta Markis Alhuda(Khaalid Bin Waliid kismaayo)Sawiro Cusub 2007 laga soo qaadeydaawasho wacanwaxan rajaynayna inaan sawirkale oo waxqabadkii walaalaha caawiyey inaad soogalino inshalaah.

Halkaan ka daawo Sawirada Caruurta Agoonta

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15

Shabakada Alixzaan dhowaan waxay idinsoo bandhigaysaa sawiro cusub oo ah caruurtii la kafaalo qaadey laga sooqaadey july 2007.

 

wixii Faafaahin waxaan kala xiriiri kartaan

Maamulka Alhudda Tel-002521581540

Ama Mudiirka Farxaan Xaaji Tel=0025215524858

 

Walaalaha jooga paltalk waxaad kala xiriiri kartaan

Qolkadacwada DiintaIslaamka

 

Akhii zubeyr_1

Webmaster@Alixzaan.com

 

Sh.Cabdulcaziiz Ibnu Baaz
1
2
3
4
5
6
7
8

 

Fataawada Dr. Cumar iimaan Xafidulaah

 

Sh.MaxamednIbnu Cutheymiin
1
2
3
4
5
6

 

Walaalaha waxaan ku ogaysiinaynaa halkaan inaan tabarucaadka kheyriyaadka uu kaqayb qaato shabakadan alixzaan .

Yoolkeena(Hadafkeena) Waa inaan Allaah sunxaana watcaalaa raali gelino iyo inaan dadka soomaliyeed ee muslimiinta ah in wixii awoodeena aan caawino oo aan isku xirno shacabka soomaliyeed & dadka qurabaha ku nool.

Caawinaadaas waxay noqon kartaa mid

>Maal dhaqaale inaan bixino

>Inaan Ra"yi ku taageerno walaaladeena muslimiinta ee wadankii joogaan.

>Waxkastoo diinta wax loogu qabanaayo.

>Wacyi gelin ( Baraarujin)

>Kheeyriyaadkaan kaqayb qaadano lama soo koobi karo laakiin waa sidaan.

1-Caawinta caruurta agoonta wadankii kusugan meeshay doonaan soomaliya haka joogaan.

2-Zakaatul fitriga in loodiro wadankii soomaliya {dhaaqaalaha aybixiyaan dadka qurbaha kunool} si aylabada dhinacba ajar uga helaan

3-Afurinta dadka sooman aan heli karin waxay ku afuraan.

4-Qalabaynta masaajida ubaahan dacayactir {tusaale: kitaabo,Sajaayado(carpet) ,Tuubooyin(Qasabad),Matooro i.w.m

5- Dhaqaale kubixin ladagaalanka lagula jira in itoobiya lagana xoreeya wadankii soomaliya gabi ahaantiisa.

6-Wax kaqabashada Madaarista islaamiga iyo kuwo kale badan oo aan halkaan kusoo koobi karin.

7-Kafaala qaadid(Korsasho) caruurta agoon ah oo aan aabe iyo hooyo haysan adigoo qiimo jaban ku korin kara ilmahaas yar ee soomaliga ah.

8-Udxiyada:Waa in bisha dulxij xoolo lagoowraco Alle dartiis oo loo diro wadankii soomaliya maadama dadka aad u tabaaleysan ay joogaan wadankii. Tusaale:Anagoo wadaagi karna (Share) Hal neef oo lo""a ah{ Qiimaha waa neefkii ari 45$ ,Neefkii lo""a waa 165$}

Fadlan walaalkii ama walaashii (aabihii ama hooyadii )doonaysa in ay ka qayb qaadato waxaad lasoo xiriiri kartaa .

Email:Tabarucaad@Gmail.com

 

 

 

 

Udxiyada Sanadkaan 1428h/Dec 2007

Asc wrwb waxaa mahad leh allaah swt nawaafiyey inaan udxiyada sanadkaan u dirno magaalada muqdisho oo aan haysan hooy iyo meelay roobka kagalaan taasoo u dheertahay cunto la"aan iyo biyo la""aan.

Waxaan uga mahadcelinaynaa walaalihii kaqayb qaatey ilaahayna waxaan uga baryeeynaa in ajarbadan alaah kasiiyo iyo janatu firdoows.Waxaana leenahay markasta waaloobahan yahay in shacabka soomaliyeed dhibka kujira in lagarab istaago .

Walaalaha barakacayna in ilaahay cadowgooda kaqabto oo nabadgelyo allaha siiyo.aamiin

Walaalaha kaqayb qaatey udxiyada waa sidaan hoos ku qoran :

1-xafsa cabdi ---> Neef Ari

2-Cabdiladhiif aadan ---> Neef Ari

3-Nimco cabdulaahi ---> Neef Ari

4-Samiira xaaji ---> Neef Ari

5-Safiya cabdi ---> Neef Ari

6-Amran cabdulaahi ---> Neef Lo""a

 

Waxaana howshaas noo wadey(masuul) nooga ahaay shuceyb maxamed oo jooga muqdisho.

Tel- 0025215836185 ama kala xiriir

Email:Tabarucaad@Gmail.com

Ama wixii faahfaahin dheeraad

Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

Muxaadarooyin - Sh.M.Shible
No
Muxaadaro
Shiikha
Dhageyso
1
Xajka
Sh.Shible
2
izraamicraaj
Sh.Shible
3
Zabilanajaat
Sh.Shible
4
Labadaisqab
Sh.Shible

 

 

 

Soo dejiso(Download)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

More Information

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright2007 Designed Somalicomputer.com