|
1-Rasuulkeena
S.C.W xagee ayuu ku dhashay?
A) Wuxuu Ku dhashey Magaalada
Makkah?
B)Wuxuu Ku dhashey Magaalada
Dhaa'if?
C)Wuxuu Ku dhashey Magaalada
Madiinah?
D) A iyo C Sax ah
E) B Kaliya sax
2-Sanadkee
ayuu dhashay rasuulkeena S.C.W?
A)Wuxuu dhashey Sanadkii
Muragada (caamulXusni)?
B)Wuxuu Dhashay Sanadkii
Barwaaqada?
C)Wuxuu Dhashay Sanadkii
Qoow Caad lahalagey?
D)Wuxuu Dhashay Sanadkii
Marodiga(Caamulfiil)
3-Rasuulkeena
S.C.W Yaa La Nuugey Naaska?
A) Cali binu Abii Dhaalib
B)Cabdiraxman ibnu Cowf
C)Xamza Binu Cabdul
D)Jacfar Binu Abii Dhaalid
4-Rasuulkeena
S.C.W Gabdhii uhoreysey Naaskeeda nuujisey
Magaceeda
Maxaa laoran jirey?
A) Xalima bintu sacdiyaha
B)Ummu Haani
C) Thuyeebah
5-
Rasuulkeena S.C.W Hooyadisa Magaceeda
Maxaa laoranjirey?
A)Zeynaba Bintu Jaxash
B)Ramla Bintu Abii Sufyaan
C)Asmaa Bintu Cumeys
D)Aamina Bintu Wahab
|